Raisul Wasaare Justin Trudeau oo markii Saddexaad dirqi kaga badbaaday..

Raiisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau iyo xisbigiisa liberal-ka ee laga tirada badan yahay ayaa ka badbaaday doorasho ku celis ah oo la qaban lahaa. Codkan oo Arbacadii la qaaday ayaa ku saabsanaa mooshin ay soo gudbiyeen xisbiga Conservative-ka oo dalbanayay in guddi gaar ah loo saaro qaabkii loo kharash gareeyay lacagaha Coronavirus. Waxyaabaha lagu heystay … Continue reading Raisul Wasaare Justin Trudeau oo markii Saddexaad dirqi kaga badbaaday..